Riyada duntii dhiiga laheed iyo qamaar dhiig leh
Riyada:
Asc: wall iifasir riyadan waxa kuriyooday anoo afkeeyga ilaa caloosheyda dun dhiig leh kasoo furfuraayo kadibna waxa la idhahaa qamaarkan dhulka ku duugnaa waa kan qamaarka dhiig kabuuxay wll in badan suuratu albaqra aqriyA

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo qaldan inay jiraan oo la xiriira noloshaada waliba wixii horay aad soo martay ku saabsan, sidoo kale dhiigan kaasoo baxayo wuxuu tilmaamayaa arrimo xunxun oo daran, naftaada dib ugu laabo wixii qaldan iska sax iskana ilaali dadka xunxun oo xaasidka ah.
Waxaa kaloo aad ku dadaashaa akhriska quraanka kariimka iyo cabaadada Alle.
The dream indicates that there are wrong things related to your life, including what you have experienced in the past. Also, the blood that is coming out indicates serious and bad things. Go back to yourself, correct what is wrong, and avoid bad and envious people. You should also strive to read the Holy Quran and worship Allah.
