Categories
Software

Webka File Upload sida lacag looga sameeyo

Sida la og yahay waxaa jiraa qaabab badan lacag lagu heli karo marka internetka la joogo waxaa jira webyo lacag laga sameeyo sida Youtube oo kale. Laakin waxaa jira web aad u sahlan in lacag laga helo webkaas waxaa lagu magacaabaa File-upload Webkan marka aad iska diiwaangaliso wuxuu ku siinayaa boos aad ku shuban karo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan

Su’aasha: Asc maxaa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo digaag badan ay so bursanayan meel kastu galo ay laso galayan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naago badan inay damc kaa leeyiihiin nagaasna ma aha naago fiican, guud ahaan doorada waxaa lagu fasiraa naag aAn is ilaalinin oo fudfudud oo raga ku dhacdhacda. Waxaa kaloo riyada ay […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa Su’aasha: scw bahda daruur idiko mahasan waxan raba dhib i haysta inad talo igasisan misankayga wa 90 kilo dhererkayga wa 170 ku dhowad dhibka ihaysta wuxu yahay badhi xadka ka basan banleyahay jirkayga inta kale wa ok normal lakin badhida xadkay ka baxday maxa lagu yeryaa fadlan igu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow Su’aasha: asc waxaan ku riyooday xaaskayga oo dib qalooc weyn oo madoow igu soo tuurtay kadib garabka ayuu iga fuulay anigana waan iska tuuray isla markiiba maxay ku furmaysaa riyadaas adinkoo mahdsan waxayna ahyd sacada saq dhexe riyada waxaan aan seexday anigoo aqrinaya quraan oo ay ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada lacag amaah anoo weydiisanayo

Su’aasha: Ascwr wbrka wallo wxn kuriyoday salivary ninkeda ano lacag waydisanaya oo iiamahi kuleh waliba isma naqan ninka xata ima arag wallo maxay tahy riyada nocasa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto duruufo adag xaga qarashka, riyada raadinta amaaha waa riyo tilmaamayso daciifnimada dhaqaalaha qofka iyo lacag la’aanta uu gali doono.

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Su’aasha: Asc wll waxan arkay riyo aan layabay waxan arkay god weyn oow kashidan yahay dab waxa agtagan qof iyo aniga waxa imaday dad oo galaya dabka wanala gudabola waxowleyahay qofku sogala waliga dadkale aya sosocday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dambi weyn inuu jiro godkaas dabka ka shidan yahay oo dadka ay galayaan waa macsiyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Su’aasha: Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo arsaaq iyo cimri dheer, ceelka biyaha nadiifka leh waa khayr badan inshaa Allaah. Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto […]