Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo

Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo 1

Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo Riyada: riyada diiqa oo guriga soo galayo maxaa lagu fasiraa hadduu yeero waa diiq guduudan oo weyn Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof hadal badan oo sheeko kuu keenayo inuu kuu imaan doono. Diiqa waxaa kale lagu fasiraa ilmo yar oo dhalinyaro ama qof salaadda dadka ugu yeero.   […]

Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan

Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan

Su’aasha: Asc maxaa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo digaag badan ay so bursanayan meel kastu galo ay laso galayan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naago badan inay damc kaa leeyiihiin nagaasna ma aha naago fiican, guud ahaan doorada waxaa lagu fasiraa naag aAn is ilaalinin oo fudfudud oo raga ku dhacdhacda. Waxaa kaloo riyada ay […]

Gabar haday ku riyooto iyadoo diiq qalayso

Gabar haday ku riyooto iyadoo diiq qalayso

Gabar haday ku riyooto iyadoo diiq qalayso Su’aasha: scw qofka dumar waiba gabar ah hadday ku riyooto iyadoo diiq madow gowracayo riyadaas maxaa lagu fasiraa. Jawaabta: Guud ahaan diiqa markay ku riyooto gabar wuxuu astaan u yahay sharaf iyo haybad, laakin riyada markay diiq madooban ay gowracayso waxay tilmaamaysaa in ay ka badbaadi doonto jirro […]

Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso

Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso

Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso Riyada: Wll waxan ku riyooday anoo meel xaafada hooyaday u dhow xili habeeyna ka helay digag dhala ah mid ayaan helay markii hore wana qabtay waana qaatay waxaana islahaa armuu hadan katago bahal cunaa markaan qaatayna waxab islahaa armuu booli yahay oo dadkii lahaa kas meesha u dhegeen wan […]

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya

Qofkii ku riyoodo asoo diiq gowracaya Riyada: Qofki riyo ku arko aso diiq qalayo maxa lagu fasiri kara riaydas, diiqa hadii la gowraco khayr miya mise wa shar? Fasirka: Riyada qowricida diiqa waxay tilmaamaysaa qofka inuu ka fog yahay maslaxadiisa iyo wixii dan ugu jirto, diiqa wuxuu dadka kasoo toosiyaa hurdada subaxdii, sidoo kale qofkii […]