Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo

Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo Riyada Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo tagaya tukaan ka iibsanaya hilib digaag shaf bilaa lafaha ah iyo lugo waan eegaya wixii xun ayaan iska reebaya Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxyaalo noloshaada la xiriiro. Oo kugu caawinaya wax badan inaad samaysato oo aad ka doorato wixii […]
Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan

Su’aasha: Asc maxaa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo digaag badan ay so bursanayan meel kastu galo ay laso galayan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naago badan inay damc kaa leeyiihiin nagaasna ma aha naago fiican, guud ahaan doorada waxaa lagu fasiraa naag aAn is ilaalinin oo fudfudud oo raga ku dhacdhacda. Waxaa kaloo riyada ay […]
Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso

Riyada diiqa iyo digaag ukun dhalayso Riyada: Wll waxan ku riyooday anoo meel xaafada hooyaday u dhow xili habeeyna ka helay digag dhala ah mid ayaan helay markii hore wana qabtay waana qaatay waxaana islahaa armuu hadan katago bahal cunaa markaan qaatayna waxab islahaa armuu booli yahay oo dadkii lahaa kas meesha u dhegeen wan […]
