Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa
Su’aasha:
scw bahda daruur idiko mahasan waxan raba dhib i haysta inad talo igasisan misankayga wa 90 kilo dhererkayga wa 170 ku dhowad dhibka ihaysta wuxu yahay badhi xadka ka basan banleyahay jirkayga inta kale wa ok normal lakin badhida xadkay ka baxday maxa lagu yeryaa fadlan igu cawoya

Jawaabta:
Barida weyn mararka qaar cuntada ma keento ama cayilka ma sababo waa dhaxal qofta ay ka dhaxlayso hooyada ama familka kore sida ayeeyada ama habaryarta ama eedada.
Waxaad iska yaraysaa inaad cunto cuntooyinka dufinta leh iyo sokorta badan sidoo kale socodkaaga ha badnaado waxaa kaloo aad badsataa cabitaanka biyaha, waxaa la sheegaa dabada weyn waxa lagu yareeyo inay ugu fiican yihiin cabidda biyaha badan iyo socodka badan iyo fuulidda jaranjarada guryaha dabaqa qofka markuu mar walbo fuulayo.
Qof caato ah qaabka uu ku cayili karo oo sahlan
Sometimes a big butt is not caused by food or obesity, it is inherited from the mother or the upper family such as grandmothers or aunts or uncles.
You should avoid eating fatty and sugary foods, and also increase your walking and drinking more water. It is said that a big butt is best reduced by drinking more water and walking more and climbing the stairs of the apartment building when a person is always climbing.
الردف الكبير في بعض الأحيان لا ينمو بسبب الطعام أو السمنة ، فهو موروث من الأم أو الأسرة العليا مثل الجدة أو الخالة أو العمة. يجب أن تأكل كميات أقل من الأطعمة الدهنية والسكرية ، وكلما مشيت ، كلما شربت الماء أكثر ، يقال إن المؤخرة الكبيرة تنخفض بشرب الكثير من الماء والمشي كثيرًا وصعود السلالم في كل مرة.
