Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa Su’aasha: scw bahda daruur idiko mahasan waxan raba dhib i haysta inad talo igasisan misankayga wa 90 kilo dhererkayga wa 170 ku dhowad dhibka ihaysta wuxu yahay badhi xadka ka basan banleyahay jirkayga inta kale wa ok normal lakin badhida xadkay ka baxday maxa lagu yeryaa fadlan igu […]
Naagaha dabada weyn maka qurux badan yihiin dumarka caatada Fat women and beauty

Naagaha dabada weyn maka qurux badan yihiin dumarka caatada Fat women and beauty Su’aasha: Had iyo jer waxan maqlaa gabdhaha futa weyn ayaa ugu qurxoon durma, gabayo badan aya lagu amany hablaha gadaal u weyn, marka taas maxaa ka jira quruxda dumarka miyaa la dhihi karaa waa buurnaanta ama naasaha waawweyn ama dhererka fadlan sharax […]
