Webka File Upload sida lacag looga sameeyo

Sida la og yahay waxaa jiraa qaabab badan lacag lagu heli karo marka internetka la joogo waxaa jira webyo lacag laga sameeyo sida Youtube oo kale. Laakin waxaa jira web aad u sahlan in lacag laga helo webkaas waxaa lagu magacaabaa File-upload Webkan marka aad iska diiwaangaliso wuxuu ku siinayaa boos aad ku shuban karo […]
Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay

Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay? Bitcoin waa lacag koodh leh oo la sameeyay sanadka 2008-kii, waxaana sameeyay koox aan la garanaynin cidda ay yihiin. Adeegsiga lacagta Bitcoin wuxuu bilowday sanadka 2009-kii waxaana loo sameeyay Application oo open sourceĀ ah. Bitcoin waa lacag dijitaal ah aan lahayn saldhig iyo bangi dhexe, qofka waxaa loogu […]
