Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha

Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha Su’aash: Asc walaal majiraa wax aniga oo cunadayda cunaayo hadan I caataynaayo waliba si saaid ah qof buurana hada ma ahi ama wax lacabo Mida kale majiraa wax bushimaha caato ka dhigaayo Jawaabta: Taas waxay ku suurtagali kartaa qofka inuu socodka iyo shaqada badiyo oo nasashada […]
Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa

Badhidayda xadkay ka baxday maxaan ku yareeyaa Su’aasha: scw bahda daruur idiko mahasan waxan raba dhib i haysta inad talo igasisan misankayga wa 90 kilo dhererkayga wa 170 ku dhowad dhibka ihaysta wuxu yahay badhi xadka ka basan banleyahay jirkayga inta kale wa ok normal lakin badhida xadkay ka baxday maxa lagu yeryaa fadlan igu […]
Qof caato ah qaabka uu ku cayili karo oo sahlan

Su’aasha: Waxaan Ahay Shaqsi Caato Ah Miisaankayguna Waa 58 kg Socodka lugta Ayaan Sameeyaa Galabtii Iyo Aroortiiba Markaa Miyaan Joojiyaa Socodka Mise Waan Sii Wadaa Laakiin Hadii Aan Sii Wado Malaga Yaabaa Inaan Sii Noqdo Caato Saaid Ah Jawaabta: Taas waxay ku xiran tahay cuntada aad cunayso way dhici kartaa inaad sii caatowdo, teeda kale […]
Bowdada iyo simanka waxa lagu yareeyo

Bowdada iyo simanka waxa lagu yareeyo Su’aasha: Asc wll su.aasha aan qabo waxey tahy bowdada ama simanka maxaa yareya)mideda kale emailka hadan si qaldan uqoray iyo hadan saxay kalama aqano jawabteyda people kaso dhika )ee foomkan labuxinayo wey iska fiicned in aad afsomali kaga so dhitan sida kun sagal boqol iyo lexdan uqoran oo kale […]
Waxaan rabaa sida isaga yareyn lahaa cayilka

Su’aasha: Waxaan rabaa ina Iska yareeyo cayilka gaar ahaan qeybta hoose ayu igu badan yahy canjaraha birida sidee iskaga yareeyaa. Jawaabta: Cayilka waxaa lagu yarayn karaa qofka inuu ka fogaao cuntooyinka miisaanka jirka kordhiya, sokorta iyo macmacaanka ka fogow, sidoo kale socodka badi, jirkaaga ha helo jimicsi badan. Waxaa kaloo lagu yareeyaa adoo sidaas samaynaya […]
