Riyada lacag amaah anoo weydiisanayo

Riyada lacag amaah anoo weydiisanayo

Su’aasha: Ascwr wbrka wallo wxn kuriyoday salivary ninkeda ano lacag waydisanaya oo iiamahi kuleh waliba isma naqan ninka xata ima arag wallo maxay tahy riyada nocasa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto duruufo adag xaga qarashka, riyada raadinta amaaha waa riyo tilmaamayso daciifnimada dhaqaalaha qofka iyo lacag la’aanta uu gali doono.