Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso

Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso Riyada: Salaam Waxaan ku riyoday anagoo nadiifinya meesha aan ka shaqeeyo oo biyo badan ku maydhay gabadh kale ayaa ila shaqaynaysa waxay ku masaxday maro dirac ah daaqadaha ana iskoobe ayaan ku shaqaynayay waxaan arkay meeshi oo qalashay aniga oon masaxad marin Meesha waxa ku yaalay God badan oon […]
Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Su’aasha: Asc wll waxan arkay riyo aan layabay waxan arkay god weyn oow kashidan yahay dab waxa agtagan qof iyo aniga waxa imaday dad oo galaya dabka wanala gudabola waxowleyahay qofku sogala waliga dadkale aya sosocday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dambi weyn inuu jiro godkaas dabka ka shidan yahay oo dadka ay galayaan waa macsiyo […]
Qofkii ku riyoodo asoo meel god ka qodaayo

Su’aasha: scw waxaa raba ina i fasirtan qofkii ku riyoodo asoo god ku qodaayo yaambo dhulkana wa meel cagaaran oo qaleel ah. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad lacag ka raadin doonto meel fog ama adag oo shaqo aad heli doonto, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa in aad heli doonto arsaaq balaaran oo lacagna aad keedin […]
Waxan ku riyoday saxibkeyga oo god aad u dheer ku dhacay

Su’aasha: السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waan ku salamay adiga iyo akhristaha Waxan ku riyoday saxibkeyga oo god aad u dheer ku dhacay xaqiqdi riyadan mahan qayali wa run kadib hoyadiisa ayey igu qeylisay waxeyna modaa inan ku riday god ka aadka u weyn anigana aad baan u cabsasay wax walbo wey udhamaden isdhahy saxibkagana […]
