Riyada ceel weyso laga dhaansanayo

Riyada ceel weyso laga dhaansanayo Riyada: Asc wr work walaalo waxa kuriyoodey anoo weyso ka dhansanaya ceel masajid kuyaalo Hadana ceelkale oo kadurugsan jirikaan buuxo oon qaadikari laahay ka dhaansaday hadana anoo hadhuudhyaryare iyo galay xasiida wato is arkay iiga sojawaab xaasna waan leehay oo cadho kumaqan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr inaad heli doonto […]
Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira

Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Su’aasha: Adeerkay wuxuu ku riyooday aniga oo ceel biyo nadiif ah ku jira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo arsaaq iyo cimri dheer, ceelka biyaha nadiifka leh waa khayr badan inshaa Allaah. Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto […]
Riyada ceelka dheer inaad ku dhacdo aad ka cabsaneysid

Su’aasha: Asc wll Laba Su,aal ayaan doonayey inaan idin weydiyo lkn anigoo amarkiina u hogaansamaya Laba posti ayaan kasoo kala dhigayaa sida aad na farteen Wll waxaan ku riyooday Ceel dheer oo la qodayo ninka qodayana uu kasoo baxay oo aad umaleyneesid in ceelka uu dumi rabo oo kale oo aan ka cabsanayo in aan […]
Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto

Su’aasha: Asc Wll riyadan waxa ku riyotay haweney la qabo Ceel qodan waxena dhahde celkan ya qoday marke fiiri is dhahdane biyihiisa ayaa soo buuxsamay dabool marke saar is dhahdo wuu ku dhax dhacaa laba wiil ayaa ka boodayo ceelka iyadane wey ka cilinee. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa haweeneydan inay ninkeeda ka heli doonto nolol […]
