Su’aasha: Asc sh waxa kuriyoodaa mudo 7 sano laga joogo ilaa caawa u dambeesay qabuuro waxee kuyaalaan gabol aan yareenteyda kusoo koray Riyada qabuuraha aad iigu soonoq noqotaa ifasir wll Jawaabta: Riyada qabuuraha dadka markay arkaan way ka baqaan waxay u malaynayaan dhimasho kaliya inay astaan u yihiin, laakin kutubta fasirta riyada waxay isku […]
