Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso

Riyada nadiifinta meesha aad ka shaqaynayso Riyada: Salaam Waxaan ku riyoday anagoo nadiifinya meesha aan ka shaqeeyo oo biyo badan ku maydhay gabadh kale ayaa ila shaqaynaysa waxay ku masaxday maro dirac ah daaqadaha ana iskoobe ayaan ku shaqaynayay waxaan arkay meeshi oo qalashay aniga oon masaxad marin Meesha waxa ku yaalay God badan oon […]
Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinayso

Su’aasha: scw gabar haday riyo ku aragto iyadoo guriga nadiifinayso oo xaqayso qolalka oodhan musqusha jikada maxaa lagu fasira riyada nocas ah. Jawaabta: Riyada nadiifinta guriga aad bay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa isbadal fiican mustaqbalka iyo deganaan xagga maskxda sidoo kale arsaaq fiican in heli doono, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa qofka inuu ka bixi […]
Riyada guriga quruxda badan

Su’aasha: Assalaamu caleykum , waxaan arkay guri qurux badan . Jawaabta: Guriga quruxda badan guud ahaan waa wax fiican, laakin waxaa lagaa rabay inaad faahfaahiso qaabka aad u aragtay, maxaayeelay riyada waxaa la rabaa in la faahfaahiyo qaabka iyo sida loo arkay, fasirka waa isbadalayaa marka uu qaabka isbadalo, hadda kadib hadaad riyo soo dirayso […]
