Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinayso

Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinayso

Su’aasha: scw gabar haday riyo ku aragto iyadoo guriga nadiifinayso oo xaqayso qolalka oodhan musqusha jikada maxaa lagu fasira riyada nocas ah. Jawaabta: Riyada nadiifinta guriga aad bay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa isbadal fiican mustaqbalka iyo deganaan xagga maskxda sidoo kale arsaaq fiican in heli doono, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa qofka inuu ka bixi […]

Riyada guriga quruxda badan

Riyada guriga quruxda badan

Su’aasha: Assalaamu caleykum , waxaan arkay guri qurux badan . Jawaabta: Guriga quruxda badan guud ahaan waa wax fiican, laakin waxaa lagaa rabay inaad faahfaahiso qaabka aad u aragtay, maxaayeelay riyada waxaa la rabaa in la faahfaahiyo qaabka iyo sida loo arkay, fasirka waa isbadalayaa marka uu qaabka isbadalo, hadda kadib hadaad riyo soo dirayso […]

Riyada xaaqida guriga iyo cunida strawberry iyo dacaska

Riyada xaaqida guriga iyo cunida strawberry iyo dacaska

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey gurigayagi hore ano xaaqayaa nadiifinaya kadib hooyo aya i siisey xabad tufaaxa iyo xabad strawberryو Riyada kle waxan ku riyodey ano dacas cadcad xidhanayaa meel usocda Mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxyaabo badan ayay tilmaamaysaa oo wanaagsan xaaqidda guriga waxay tilmaamaysaa noloshaada inay isbadalayso oo aad noqonayso qof ka badalan siduu […]