Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idin waydiyay kininka caruurta lasiyo ma fiican yahay ee magacisa layidha forever kids Jawaabta: Kaniinigan Forever Kids wuxuu ka mid yahay vitaminada hal meel laysugu keenay, wuxuu wataa dhowr vitamino oo jirka u roon iyo koriinka ilmaha oo ay mid […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo Su’aasha: ASC Wll sidee qofka looga dhigi karaa ama u noqon karaa qofka faham sareeya haddii ay tahay xagga Cilmiga, xariirka bulshada, xalinta khilaafyada iyo caqabadaha, IWM. Qaabkee uu ku noqon karaa qofka binu-adaamka ah mid fahamkiisa aad u balaadhan . Sharxaad nadiif ah […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay Su’aasha: Asc daruur gabar baa aabaheed nin 55 jir ah siiyay iyadana waxey jirtaa 20 sano ninkii gabadhii muusan bikro jabin 2 bilood buu lajogay kadibna wuu katagay safar buu ka aaday marka gabadha markasto ey istiraahdo wac ninka wuxu […]

Categories
Caafimaadka Health

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo

Geed dareenka kordhiyo sida shaaha loo kariyo Su’aasha: Asc dr Alle haku dhawro dr waxaan kuwaydiin lahaa geedka (QAMUUN SOMALIDA) waa geed lakariyo oo sida shaaha loo kariyo markaa geedkas waan cabaa maalintii haaf koob ayaan kacabaa kadib waxaan isku Arkaa (kacsi badan) sidoo kale (awood badan) sidoo kale biyaha taranka ama (manida) oo aad […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee ku heli karaa gabar yar oo bikro ah aana foolxumayn

Su’aasha: Aniga waxaan ku riyoodaa ama istusaa anigoo gabar yar la tumanaayo oo wiliba ay isukay jilcinayso gabdhaha yad yar oo qiyaas ahaan da’doodu u dhaxayso 12 ilaa 14 aad baan ujeclahay hadaan la kaftamo na 35% ilama ba hadlaan tii ila hadashana adeer aan kala xishoonay idhahdaa ana dareen waalliya ayaan ba u hayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa Su’aasha: Asc wlll dhereka qofka iyo siigada xidhiidh maka dhexeeya waxaan Arkay oo sitoosa iigu sheegay dhalinyaro aan isnaqaano ama saxiibo nahay waxay iisheegen Inay saameyn wayn kuyeelatay dherer kooda markii Ay bilaaben halkii kama aysan dhaqaaqin wuxuba isku mid maaha qaar way yara dheraden inyar lakiin qaar ayaa aad […]

Categories
Caafimaadka Health

Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo

Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo Su’aasha: Asc waan idinsalaamay bahda daruur, salaan kadib, waxaan isku arkaa san xur marka casharka qur’aanka bixinaayo ilaa maskaxda , maxaa keeni karro la dhihi karaa idinkoo mahadsan ? Jawaabta: Hurka sanka oo sanboorka u dhow sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah boorka iyo qaaca […]