Wamaxay riyada anoo guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo

Wamaxay riyada anoo guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo

Su’aasha: Asc wan kusalanay salamy Dr inta kadib Waxa kuriyoday ano guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo riyada fasirkeda maxay tahay mahadsanid. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono waxaa dhici karto inaad shaqo hesho ama inaad safar gasho, ama inaad xiriir dad la samayso, arooska guud ahaan waa isbadalka nolosha, mararka qaar wuxuu […]

Riyada dabaaldag aroos

Riyada dabaaldag aroos

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigo mid an Sxbo nahay la jiro waxan wada Jognay Mel Dabaq ah waxan taagneey Daaqada waxaan arkay gawaari badan iyo dad xita lugaynayo oo u dabaal Dagaayo Aroos aniga iyo Sxbkeyna waxan Ka hadlaynay dadka waxan Ku iri waa Ethiopian dadkan. Jawaabta: Riyada waa isbadal iyo farxad […]

Gabar ku riyooneyso ayadoo meel aroos lee joogto marwalba

Gabar ku riyooneyso ayadoo meel aroos lee joogto marwalba

Su’aasha: Asc Daruur waan idin salaamay. Salaan kadib gabar ila dhalatay ayaa marwalba waxaay ku riyootaa ayadoo meel aroos joogto xaflad, goob ama hool aroos. Fasir keeda muxuu noqon karaa. Mahadsanidiin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay heli doonto nolol ka duwan nolosheeda oo farxad iyo wanaag badan leh, gabadha aan la guursanin markay arkayso […]