Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo bas la saaran rag fara badan

Riyada anoo bas la saaran rag fara badan Riyada: Salaam sheekh Ku riyooday anigoo soo raacay baskii shaqada waxa ila soo raacay rag badan oonan garanayn ila 15 nin 3 nin ayaa kursi dheer ila soo fadhiistay waa cidhiidhi iga durug wuu iga durkay markaan waxooga soconay waxa degtay ilmo yar oon isku magac nahay  […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa

Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday anigoo wadda socda nin madow ah oo dad u u sheekeyna oo u sheegaya in uu yahay imaamka xaramka wuxuu hadalkiisa raaciye in uu ku tukaday meeshii uu nabiga scw uu ku tukaday labo racdood Fasirka: Riiyada waxay tilmaamaysaa nin kusoo dooonan doono […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada nin lacag ii dhiibaya oo leh eeddadaada sii

Riyada nin lacag ii dhiibaya oo leh eeddadaada sii Riyada: Asc waxaan ku riyoday anigoo ninka ciidanka oo dhan xukumay ee ugu sareeya sareece guud oo aan is naqaano oo aan Isa laanay gacnatane is qabsanay uuna labisnaa dharkii ciidanka ayuu ku labisnaa , Gacantii ayaaynu is qabsanay waanune israacnay waxaan wada tagnay xafdiisa .markaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada walaalka oo mas qaniinayo

Riyada walaalka oo mas qaniinayo Riyada: Waxan ku riyooday walalkyga iga yar oo mas wayn oo madow ayaa ka qaniinay lugtiisa bidix laba meelod kadibna dhulka ku dhacay lkn aan dhimanin wali anigana si aynan suntu jidhkiisa ku faafin maro ku xidhay meeshu ka qaniinay meel ka saraysa wiilku waa nin reer leh lkn isaga […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dixiriga laga soo dhex saarayo basbaaska

Riyada dixiriga laga soo dhex saarayo basbaaska Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo bac ka soo saaraya basbaas cagaaran markaan kasoo saaray mise basbaaskii dhexdiisa waxaa ku jira dixiri markaas ayaan bacdii eegay mise waa wada dixiri markaa ayaan basbaaskii soo qubay oo tuuray. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah oo munaafuqiin aad ogaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan kuriyooday nin kaygo la galmooday gabadh aan habar wadaag nahay

Waxan kuriyooday nin kaygo la galmooday gabadh aan habar wadaag nahay Riyada: a s c, marka hore gabadh aan habar wadaag nahay o garooba ayaa igu tidhi qooq baan bastay ahay markay sidaa igu igu dhahday ana waxan ku idhi nin kayga ayaa kaa qaboojine inamari gurigayga markay isoo raacday kadib ninkaygan u sheegay isaguna […]

Categories
Caafimaadka Health

Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno

Xanuunka xiliga biyabaxa waxa keeno Su’aasha: Asc, qof waqti dheer ka sheeganayaa xanuun dhanka galmada ah. 1-marka biya ka baxaya xanuun dareemaa 1-iyo xur udareema shuft Maxaa keeno ? Jawaabta: Xanuunka iyo hurka ninka uu dareemo xiliga biyabaxa waxaa sabab u noqon kara arrimo badan: Waxaa ka mid ah: 1- Xubinta Prostatada la dhaho in […]