Riyada walaalka oo mas qaniinayo

Riyada:

Waxan ku riyooday walalkyga iga yar oo mas wayn oo madow ayaa ka qaniinay lugtiisa bidix laba meelod kadibna dhulka ku dhacay lkn aan dhimanin wali anigana si aynan suntu jidhkiisa ku faafin maro ku xidhay meeshu ka qaniinay meel ka saraysa wiilku waa nin reer leh lkn isaga iyo reerkisu kala xanaaqsan fadlan isoo fasir ilaah dartiis

Riyada walaalka oo mas qaniinayo
Riyada walaalka oo mas qaniinayo

Fasirka:

Riyada waa digniin walaalkaaga waxaa looga digayaa cadow u dhow inuu dhib u geysan doono.

Waxaa laga rabaa inuu is ilaaliyo.

Riyada halis isaga kusoo socoto ayay tilmaamaysaa.

Waxaa laga yaabaa adiga inaad sabab u noqoto inaad ka badbaadiso halistaas.

 

Halkan ka daawo riyada maska

 

The dream is a warning. Your brother is being warned about a close enemy who will harm him.

He should be careful.

The dream indicates a danger coming from him.

You may be the reason to save him from that danger.

Leave a Reply