Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa

Riyada:

Asc sheikh waxan ku riyooday anigoo wadda socda nin madow ah oo dad u u sheekeyna oo u sheegaya in uu yahay imaamka xaramka wuxuu hadalkiisa raaciye in uu ku tukaday meeshii uu nabiga scw uu ku tukaday labo racdood

Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa
Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa

Fasirka:

Riiyada waxay tilmaamaysaa nin kusoo dooonan doono laakin wuxuu iska dhigayaa wadaad.

Dhaab ahaan wadaad ma aha, wuxuu kaa rabaa guur.

Marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso ragga qaar been sheegaya.

Gaar ahaan ragga kaa rabo guur.

Riyada imaamka halkan ka daawo

 

The dream indicates a man who will propose to you but he pretends to be a sheikh.

He is not really a sheikh, he wants you to marry him.

So you need to be careful of some men who lie.

Especially men who want you to marry them.

Leave a Reply