Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa

Riyada imaamka xaramka maxaa lagu fasiraa Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday anigoo wadda socda nin madow ah oo dad u u sheekeyna oo u sheegaya in uu yahay imaamka xaramka wuxuu hadalkiisa raaciye in uu ku tukaday meeshii uu nabiga scw uu ku tukaday labo racdood Fasirka: Riiyada waxay tilmaamaysaa nin kusoo dooonan doono […]
Riyada gabar ku riyootay iyadoo imaam ah

Riyada gabar ku riyootay iyadoo imaam ah Riyada: Waxaa ku riyooday anigoo imaam ah dadka salaada tujinaayo ayaada dambe suratul iqlaas ayaa ku tujinaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hoggaamin iyo inaad noqonayso gabar laga dambeeyo. Waa haddii ay yihiin dadka aad salaadda tujinyaso dumar. Haddii niman ay yihiin dadkaas riyada markaas macne aan fiicnayn ayay […]
Riyada tukinta masaajidka

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo imaam masjid ah oo salaad tukinaya waliba qiraada kor u qaadaya quraanka kor u akhrinaya sida maqrib oo kale waliba masaajid laga buuxo anoo aad u faraxsan Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad hogaamiye weyn noqon doonto oo aad hogaamin doonto […]
Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda

Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo ordayo meel ayan u dagdagayey waxan maqlay aaqimka saladaa waxana iga hor yimi koox niman eh oo iyana ordayan waxan ka aqonsaday imamka masajidka masajidka aye u degdegayen markan dhaafay ayan arkay wiil ku ciyaaraya […]
