Riyada dixiriga laga soo dhex saarayo basbaaska
Riyada:
Waxaan ku riyooday aniga oo bac ka soo saaraya basbaas cagaaran markaan kasoo saaray mise basbaaskii dhexdiisa waxaa ku jira dixiri markaas ayaan bacdii eegay mise waa wada dixiri markaa ayaan basbaaskii soo qubay oo tuuray.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah oo munaafuqiin aad ogaan doonto, dadkaas waxay isku dayayaan inay hadalo kulkulul kugu dhahaan ama been inay kaa sheegaan.
Riyada guud ahaan waa digniin lagaaga digayo dad xunxun oo liito.
Halkan ka daawo riyada tixriga oo faahfaahsan
The dream indicates that you will encounter hostile and hypocritical people, who are trying to speak ill of you or tell lies about you.
The dream is generally a warning against bad and weak people.
