Waxan kuriyooday nin kaygo la galmooday gabadh aan habar wadaag nahay

Riyada:

a s c, marka hore gabadh aan habar wadaag nahay o garooba ayaa igu tidhi qooq baan bastay ahay markay sidaa igu igu dhahday ana waxan ku idhi nin kayga ayaa kaa qaboojine inamari gurigayga markay isoo raacday kadib ninkaygan u sheegay isaguna wuu ogolaaday markaa labadoodi waxay isla galeen qolka jiifka markay hawusha dhamaysten kadib ayee gabadhan habar wadaagta nahay qolka kasoo baxdayo waxay igu tidhi ala nin kaagu wasmo macaana mar kaasan aniguna intaan maseeray ayaan nin kaygi midi ku eryaday bal riyadan isoo fasira

Waxan kuriyooday nin kaygo la galmooday gabadh aan habar wadaag nahay
Waxan kuriyooday nin kaygo la galmooday gabadh aan habar wadaag nahay

Fasirka:

Riyadan macne ma laha, waxay u eg tahay wax naftaada ay ku sheekaysanayso waxaa dhici karto ninkaaga inaad ka shakisan tahay.

ama ninkaaga inaad u malaynayo naag kale inuu rabo.

 

Riyada galmada saameyska ah leedahay halkan ka daawo

 

This dream has no meaning, it seems like something your soul is talking about. You may be suspicious of your husband.

Or your husband may think he wants another woman.

Leave a Reply