Riyada anoo bas la saaran rag fara badan
Riyada:
Salaam sheekh
Ku riyooday anigoo soo raacay baskii shaqada waxa ila soo raacay rag badan oonan garanayn ila
15 nin 3 nin ayaa kursi dheer ila soo fadhiistay waa cidhiidhi iga
durug wuu iga durkay markaan waxooga soconay waxa degtay ilmo yar oon isku magac nahay waxa la.galay salaadi duhur aniga iyo inan kale isku hayna anaga horeynayna salaada naga tagaysa hadii kale aniga xagaygii ayaa lagu horeeyay
xiligii aan soo baxay duhur bay ahyd waxay isku badashay habeen ragii qaar kamida waxay isku badaleen dumar ma garanayo goor ay degeen waxa degay isagoo gaadhigii socda darawalkii ana maan garanayne gaadhigii waan dhaqaajiyay hablihii igu qayliyay wanna joojiyeen gaadhigii ninkii darwalka ahaa wuxu galay hotel albaabkii ayaa ku furmay wuu is qarinayayay uu naag ugu galay hab buu siiyay waan arkaynaa anago dhan intuu ninkii maqnaa wuu raagay waxaan iska bixinay kabhii iyo sharbadaadi anuu surwaalkiina waan iska bixiyay wuu yimu darwalkii waan soo xidhanay wixii aan iska bixinay wax yar kadib waxaan ini aqal habo.

Fasirka:
Riyada waxay xambaarsan tahay macne weyn, waana digniin lagaaga digayo dad aan akhlaaq lahayn.
Waxaa lagaaga digayaa rag iyo dumar oo xumaan ku jiro.
Waxaa dhici karto dadkaas inaad xiriir la yeelato ama wax idin dhex maraan.
Marka dib u eeg dadka aad la socoto.
Riyada gaariga halkan ka daawo
The dream carries a great meaning, and it is a warning against immoral people.
You are being warned about men and women who are involved in evil.
You may have a relationship with these people or something may happen between you.
So review the people you are with.
