Categories
Talooyinka Consultation

Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya

Su’aasha: Magacaygu waa mohamed marka hore aad baad u mahad santihiin bah’da Daruur oo ka jaahil bixiisa dadka su’aalaha ay qabaan aad baad ugu mahad santihiin shaqada aad bulshada aad u haysaan hadii aan hadalka soo koobo waxaan ahay wiil dhalin yaro ah illa heer jamacadeed ah oo waxaan rabay inaan Qorto ciidanimo marka si […]

Categories
Af English

Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska

Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska Shubbanaha (L) laguma dhawaaqo marka shaqal uu ka hoorreeyo hal shubbanana ka dambeeyo, waxaa la qariyaa xarafka (L) ereyada ugu caansan afka ingiriiska waxaa ka mid ah, ereyadan jadwalka ku sugan oo loo turjumay af soomaali iyo af carabi, kuwa iyaga la mid ahna waxaad ka heli […]

Categories
Fatwada

Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa

Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Wll dhawaan waxaan maqlay salaad layidhaahdo salaatu tasaabiix oo tasbiix badan oo illaa 300 ahi kujiraan oo 4 rakcadood ah,, salaaddaasi matahay mid sugnaatay ? Jawaabta: Salaadda tasaabiix la yiraahdo صلاة التسابيح waxaa qaba fuqahada madaahibta qaar, waxayna u arkaan inay suno tahay, xadiiska kusoo arooray aad ayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn

Xubinka ninka markay xididadu muuqdaan ma jirro baa mise waa faa’ido weyn Su’aasha: Sxb waku salamay xubinka ninka marka uu kacsanyahay xididada waaweyn ee ka muuqda mararka qaar maxay muujiyaan taasoo kale qatar ma horseedi kartaa Jawaabta: Xididada si xoog uga muuqda xubinta taranka ninka waxay noqon karaan kuwo dabiici ah haddii aan xanuun jirin, […]

Categories
Fatwada

Magaca Mohammed Salah gaalada Mo Salah maxay u dhahaan

Su’aasha: Waxa dhacda gaaladu magaca Mohammed inay usoo gaabsadaan “mo” tusaale ahaan ciyaaryahanka Mohammed Salah waxay inta badan ugu yeedhaan “mo” salah. Hadaba arrintaasi ma waxay tahay inay nabi Mohammed magiciisa ka warwareegayaan maaadaama magacii suubbaneheena uu ahaa, mise siday magacyada kaleba usoo gaabsadaan ayuunbay usoo gaabsadeen. Waxay rajaynayaa su aashayda in la fahmi karo! […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Fasirka xadiiska dumarka caqliyarida iyo diin yarida ku tilmaamay

Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Waxan Rabaa Inaad Aad Xaadiith kan Sawabta Loso Dejiyey iyo Xikmadaha Ku jira Waayo dumar badan baa Inta badan dhinacas Naga So gala Ayago Xadiith ka Farxumeynaya mise been ka sheegaya marka Ino faafahi Insh Allah Jawaabta: Fahanka diinta wuxuu u baahan yahay nusuusta oo dhan in laysu keeno, haddii aad […]

Categories
Caafimaadka Health

Pharmacy ayaan joogaa kaniinka Tramadol ma iibin karaa

Pharmacy ayaan joogaa kaniinka Tramadol ma iibin karaa Su’aasha: Asc wll, waxaan leeyahay pharmacy daawooyinka aan iibiyo waxaa kamid ah “tramadol” daawadan in la iibiyana waa laga ogolyahay magaalada aan joogo oo waa licensed,, sidaad ogtahayba daawadani waxay kamid tahay daawooyinka qofku la qabsado “addictive drugs ” hadaba su,aashaydu waxay tahay hadii uu ii yimaaado qof […]