Pharmacy ayaan joogaa kaniinka Tramadol ma iibin karaa

Pharmacy ayaan joogaa kaniinka Tramadol ma iibin karaa Su’aasha: Asc wll, waxaan leeyahay pharmacy daawooyinka aan iibiyo waxaa kamid ah “tramadol” daawadan in la iibiyana waa laga ogolyahay magaalada aan joogo oo waa licensed,, sidaad ogtahayba daawadani waxay kamid tahay daawooyinka qofku la qabsado “addictive drugs ” hadaba su,aashaydu waxay tahay hadii uu ii yimaaado qof […]
Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo

Kaniiniga dajihaya Diazepam dadka qaar dhibka uu gaarsiiyo Su’aasha: scw bahda Daruur kaniiniga dajiyaha Diazepam qaabkee loo isticmaalaa ma leeyahay dhibaatooyin teeda kale naag uur leh mala siin karaa. Jawaabta: Kaniiniga Diazepam ama dejiye ay soomaalidu u taqaano, waxaa sameysay shirkad la dhaho F. Hoffmann-La Roche AG, oo caan ku ah magacan lasoo gaabiyay […]
Kaniiniga Dapoxetine ma lala cuni karaa fiyaagaraha

Kaniiniga Dapoxetine ma lala cuni karaa fiyaagaraha Su’aasha: Walaal kaniinada waxay kala yihiin Dapoxetine iyo viagra halmar mawada isticmali karaa Jawaabta: Kaniiniga Dapoxetine wuxuu kaa tagsiiyaa raaxada xataa hadduu geedkaaga taagan yahay raaxo ma dareemaysid waxaa laga yaabaaba inuu saameeyo kacsiga geedka, teeda kale ma fiicna inaad adeegsato guud ahaan kaniiniyada kacsiga. Wuxuu leeyahay kaniiniga […]
Laba kaniini halmar ma cuni kara xiliga raaxada

Su’aasha: Asc waxan rabay inaan kuweydiyo kaniiniga kacsiga iyo kan biyaha daahiya halmar maqadan kara si hal saac sariirta usarnaado Jawaabta: Kaniiniga aad cabbi rabto magaciisa ma aadan soo sheegin si loo ogaado mid kaste waxa uu wato haddii ay iska hor imaanayaan iyo haddii kale. Kaniinyada kacsiga noocyo badan ayaa jira teeda kale kaniiniga […]
Kaniiniga dareenka lagu yareeyo Faverin iyo caafimaadka

Kaniiniga dareenka lagu yareeyo Faverin iyo caafimaadka Su’aasha: Wall aniga oo is dhahaayo waxaan waxay yaraan karaan dareenka wxaan u cuno Wax ma ii kaanayaan hada kaniinigaan favering asaga wax yaabo badan ayuu daawo u yahay lkn aniga waxaan u cunayaa dareenka i uu iga yareeyo bis iyo cabsidii siigada igu abuurtay Tan labaad protienkaan […]
Kaniiniga Faverin muxuu u taraa raga

Su’aasha: Asc wll waxaa ui sheegtaa kaniiniga faverin 100ml waxa uu taro waxa uu gudo inta la isticmaali karo meelaha lagu gado iiga jawaab iina kala dhig dhig mid walba iiga soo jawaab Mahadsanid. Jawaabta: Kaniiniga faverin 50ml iyo 100ml waxaa loo adeegsadaa jiirrooyin badan waxaa ka mid ah: waswaaska daran iyo cabsida daran iyo […]
Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo Su’aasha: Asc wllo gabar ayaa guurla iiga baxday an waxaan ahay nin dareen badan ma ii sheegi kartaa daawada ay isticmaalaan aktariinta oo kacsiga joojiya intee ka helayaa Mida kle aalmiitada badan dareenka ma yaraysaa Ama ii sheeg wax dareena yareeya Jawaabta: Qofka wuxuu ku yarayn karaa kacsiga waxyaabo […]
