Categories
Talooyinka Consultation

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya Su’aasha: Ninkayga naago kale ayuu shukaansadaa habeen kaste marka aan kala hadlo wuxuu i dhahaa dan kama lihi waan iskala hadlaa kaliya, dhowr jeer ayaan uga digay hadu arinkas sii wadno inuu i furayo wxaa  u hayaa lix caruur qurbaha waan joognaa marka waxaan rabi lahaa inaad ila talisaan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nin balwad leh ma guursan karaa

Su’aasha: waxaa isoo doontay nin balwada leh oo sigaarka iyo qaadka cunta familkeyga way ila rabaan laakin aniga kuma qanacsani sideen yeelaa maxaad igula talin lahaydeen ee ii sheega malaga yaabaa inuu mustaqablka tooso oo uu iska daayo sida ay walaalahayga qaar leeyihiin. Jawaabta: Nin balwad leh mustaqbal ma laha waayo wax kaste waxaa ugu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa

Naagta been ii sheegayso maxaan ku garan karaa Su’aasha: Waxan raba inaad iga jawabtan su’asha oo ah naag ayan shukaansaday marka waan ka shakiyay inay been ii sheegayso gabar an qaraabo nahay ayaa igu tiri gabadhan beenta ayay xariif ku tahay marka anigana aad baan u jeclaaday maxaad igu talinaysaan oo aan kula dhaqamayaa nagtaas […]

Categories
Fatwada Talooyinka Consultation

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa Su’aasha: Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeer  kala baxay maqalka lacag isagana ima oga mana i fahmi karo waayo lacagta anaa xisaabiyo marka dambi inaan galay ayaan dareemay waxaan ka baqayaa inaan u sheego lacag inaan kala baxay, haddaan u sheego […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday

Nin ayaa guur la qarinayo iga dalbaday Su’aasha: waxan ahay gabar jaamacad dhigata waxaa isoo doontay nin ku nool yurub laakin wuxuu leeyahay xaas wuxuu rabaa  guur  oo aan loo sheegin xaaskiisa guurka inuu noqdo guur qudbasireed ah marka ninka wuxuu rabaa inaan soomaali iska joogo oo aanan meel kale aadin maxaan sameeyaa ila taliya. […]

Categories
Talooyinka Consultation

Saaxiibka xaasidka ah sida lagu garto

Saaxiibka xaasidka ah sida lagu garto Su’aasha: Nin saaxiibkayga ahaa ayaa wuxuu igu sameeyay khiyaano aanan ka filanaynin, waxaan ahayn ninkaas qof aan meel ka wada shaqeyno oo xiriir wanaagsan naga dhwexeeyay, ninka wuxuu lasoo baxay dabci yaab badan markaan helay shaqo fiican oo lacag badan leh marka qofkii wuxuu bilaabay inuu been iga sheego […]

Categories
Talooyinka Consultation

Salaadda istikhaarada iyo riyada ma isku xiran yihiin

Salaadda istikhaarada iyo riyada ma isku xiran yihiin Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado sababta salaad istikharo loo tukado, haddan istikhaaro tukado daruuri miyaa inaan riyo ku arko waxa aan u tukaday taasoo aan ka wado in riyada laygu sheego wixii saxa ah ama wixii qaldan. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa in salaadda istikhaarada ay tahay […]