Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya

Su’aasha:

Ninkayga naago kale ayuu shukaansadaa habeen kaste marka aan kala hadlo wuxuu i dhahaa dan kama lihi waan iskala hadlaa kaliya, dhowr jeer ayaan uga digay hadu arinkas sii wadno inuu i furayo wxaa  u hayaa lix caruur qurbaha waan joognaa marka waxaan rabi lahaa inaad ila talisaan saan ka yeelayo.

Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya
Ninkayga naago ayuu shukaansadaa ila taliya

Jawaabta:

Waxaa kugu habboon inaad isku daydo inaad si fudud oo degan aad ula hadasho, ma fiicna inaad furriin aad meesha keento, qofka marka uu khalad kaa galo khaladkiisa laguma saxo khalad kale, furiinka waa burburka guriga, hadalada uu ku hadlayo si degan ayaad uga reebi kartaa marka adigaa aad iska dhigto qof dhammaystiri karo baahidiisa oona aad u caqli celin karto marka waxaa habboon inaad ku sabarto aad gurigaaga ilaalsatoilleen falka uu samaynayo ma gaarsiisana falka sinada

Khiyaanada shukaansiga sidee lagu garan karaa

My husband talking with another women what I can do?

It is best for you to try to talk to him calmly and calmly. It is not good to bring about a divorce. When a person makes a mistake, his mistake cannot be corrected with another mistake. Divorce is the destruction of the home. You can calmly ignore his words by pretending to be someone who can fulfill his needs and who can reason with him. It is best for you to be patient and watch over your home so that the actions he is doing do not amount to adultery.

Leave a Reply