Barwaaqada dalka soomaaliya ka jirta sawiro
Barwaaqo badan ayaa Ilaahay siiyay soomaalida laakin dadka badankooda ma oga.
dalka maanta dhibaato badan ayaa ka jirta taasna waxaa sabab u ah dadka oo aan garanaynin dhabta nolosha.

sawiradan waa beeraha shabeelaha hoose gaar ahaan Afgooye iyo agagaaraheeda.
waxaad arkaysaa gallayda oo soo baxday iyo quruxda beeraha Afgooye. sidoo kale sawirka uu ka muuqda wiilka ag taagan geela isagana wuxuu tilmaamaya meelaha barwaaqada leh ee waqooyiga soomaaliya.
God has given somali people a lot of prosperity but most people don’t know it.
There are many problems in the country today and that is because people don’t know the truth of life.
These pictures are of the fields of lower shabelle, especially Afgooye and its surroundings.
You can see the corn that has sprouted and the beauty of the fields of Afgooye. Also, the picture of the boy standing next to the camel also points to the prosperous areas of northern somali.
