Sh Shariif oo ugu gooddiyay dowladda Sooomaaliya inuu dagaal ku qaadi doona.
sheekada waxay socotaa mar kale qabyaalad.

amin arts oo sawirkan ku caddeeyay shariif inuu yahay kooxaha dalka raba inay dumiyaan.
Hadalka shariifka dad badan ayaa la yaabay qaabka uu rabo inuu dalka u dumiyo.
Sheekada aad bay u culus tahay carabta shaqo culus ayay ka wadaan dalak soomaaliya.
Farmaajo haduu qaato xalka Soomaaliya u baahantahay maxaa lagu tilmaami karaa?
Sh Sharif who threatened the Somali government that he would wage war.
The story continues again with tribalism.
Amin Arts who in this picture proved that Sharif is the one who wants to destroy the country.
Sharif’s statement surprised many people with the way he wants to destroy the country.
The story is very serious, the Arabs are doing a heavy job in Somalia.
