Categories
News Sawirada

Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau

Sawirada MD Farmaajo iyo Justin Trudeau Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Canada Mudane Justin Trudeau, waxayna ka wada hadleen sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal Iyo in qofka somaliga si hawlyar u tago canada – sida […]

Categories
Sawirada

Dugsiyada soomaaliyeed iyo waxbarashada

Dugsiyada soomaaliyeed iyo waxbarashada Dalka waxyaalaha la dhihi karo way kusoo bateen waa dugsiyada waxbarashada. inkastoo wali aysan ahayn sida la rabay. waxay u baahan yihiin dadka soomaaliyeed nolo ka fiican middan hadda ay ku nool yihiin. laakin waxaan jirin madax oo awood u leh inay dalka maamulaan. waxay u badan yihiin dadka isku sheega […]

Categories
Sawirada

Sawirada Buur hakaba

Sawirada Buur hakaba Waligaa hadaadan arkin buur hakaba waa kuwan sawirada oo laga soo qaaday. Iyadoo cayaaro lagu dheelayo dhalinyar reer buur hakaba ah oo tartan cayaareed ku jira. Dad badan soomaaliyeed ayaan tagin buur hakaba oo maqlay kaliya. Marka sawirada buur hakaba oo cusub waa kuwan     Zaynab, the daughter of General Qasem […]

Categories
Sawirada

Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas

Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas Waa Seminaarkii Bisha Cas, wiilal iyo gabdho ayaa laga qaaday imtaaanka waasawiro badan oo laga soo qaatay goobta imtaxaanka. marka dhamaan waa dad ku dadaalaya aqoonta iyo faa’ideysiga. marka waxaa la rabaa in beesha soomaaliya si fiican loogu dhex faafiyo waxbarshada si loo helo nabad in lays dilo waxaa keenay […]

Categories
News Sawirada

Masjid layska dhex arko sawiro

Masjid layska dhex arko sawiro Masjidka shareerka ah oo layska dhex arko wuxuu ka samaysan yahay macdan iyo dhalo iyo fiilooyin, waxaa ka dhex muuqda dadka ku jira. waxaa sameeyay masjidkan nin sacuudi ah oo lagu magacaabo Ajlan Gharem waxaana lagu soo bandhigay dalka Canada. Masjidka waa wata dhanbaal la xiriira muslimiinta   The mosque, […]

Categories
News Sawirada

Isku kariska bariiska iyo hilibka

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka Bariiska iyo hilibka Qaabka ugu fiican loo kariyo Waa in laysku huurshaa. daawo muuqalkan video: Cuntada soomaaliyeed waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu macaan badan, siiba marka laysku kariyo […]

Categories
News Sawirada

Sawirada dhulgariirka turkiga

Sawirada dhulgariirka turkiga   Dhulgariir daran ayaa ka dhacay bariga dalka Turkey. wuxuu geestay khasaaro xagga burburka guryaha. halkan waxaa ka muuqda sawiro oo tilmaamaya burburka weyn oo uu geystay dhulgariirka. dhulgariirka wuxuu gaaray 6.7 darajo .   Turkey earthquake pictures A strong earthquake has struck eastern Turkey. It caused damage in the form of […]