Dugsiyada soomaaliyeed iyo waxbarashada
Dalka waxyaalaha la dhihi karo way kusoo bateen waa dugsiyada waxbarashada.

inkastoo wali aysan ahayn sida la rabay.
waxay u baahan yihiin dadka soomaaliyeed nolo ka fiican middan hadda ay ku nool yihiin.
laakin waxaan jirin madax oo awood u leh inay dalka maamulaan.
waxay u badan yihiin dadka isku sheega madaxda inay tuugo yihiin.
qofka wuxuu usoo galay siyaasada siduu lacag ku heli lahaa.
Somali schools and education
One of the things that can be said to have increased in the country is the education system.
Although it is still not as it should be.
Somali people need a better life than the one they are currently living.
But there is no leader who has the power to govern the country.
Most of the people who call themselves leaders are thieves.
People entered politics to make money.
