Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso Riyada: Waxan ku riyooday ano ilma yar xambaarsan oo sadex nin oo qorya wata oo hubaysan la dagaalamaya midkasta markaan qabto waxan odhanayay Allow igaga filaw kadib sadexdiiba waan ka guulaystay weliba waxay rabeen inay ilmaha iga qaataan oo dad layso diray bay ahaayeen ilmahana anigu […]

