Fasirka riyada ninka eedadayda lacag i siinayo
Riyada:
ASC sheekh alahaa kubarkeeyo waxaad ii fasirtaa
Anigoo soogaly guriga eedaday oo ninka eedada qabane oo ganacsade wayn ah oo sarirta kujiifo eedadanay ay agfadhodo kursi ayaay kufadhiday isla qulka dhexdiisa waan salamay kadibne waxaa uu ii soo fidiyya lacag waraqo ah waan qaatay waxaan ku idhi intas ayaan rabay .haday khayr tahay ii soo fasir.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in lacag aad heli doonto.
lacagtaas si sahlan ayaadna ku heli doontaa.
Waxaana sabab u noqonayo qof qaraabada ka mid ah.
Waxaa dhici karto shaqo inay kaasoo gasho ama meel kale wanaagsan.
Halkan ka daawo riyada lacagta
The dream indicates that you will receive money.
You will receive that money easily.
The reason will be a relative.
It is possible that you will get a job or another good position.
