Fasirka riyada Diyaarada loo raacayo Makka iyo Madiina

Riyada:

Waxan ku riyooday xalay aniga iyo Walalkay oo qurux badan oon wada saaranhy qaybta diyaaarada business class ka wax yar kadib Walalkay ma arkayo waxa imaanyso hooyaday waxa la leeyahy ma raacaysid diyaarada anaa Soo dagtay ticket kaa khaldan wad haraysaa bay hooyo kudhaheen kadib aniga kaligay baa baxayo Waxan usocdaa makka iyo madina oo Waxan leyahy yaa iga bixiyay ticket kan waa lagaa bixiyay Soo cumrayso ma aqaan farxad bn dareemaya waxan kasii naxay hooyo iga hartay😭😭

Fasirka riyada Diyaarada loo raacayo Makka iyo Madiina
Fasirka riyada Diyaarada loo raacayo Makka iyo Madiina

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub aad gali doonto.

noloshaas waxay u badan tahay guur aad ku  qanci doonto.

Inkastoo dadka qaar oo ehelkaaga ka mid ah aysan ku qanci doonin guurkaas.

waxayna u badan tahay ninka aad guursan doonto inuu meel kaa fog ku nool yahay.

guud ahaan riyada waa bishaaro.

 

Riyada diyaarad la fuulayo halkan ka daawo

 

The dream indicates a new life that you will enter.

That life will probably be a marriage that you will be satisfied with.

Although some people from your relatives will not be satisfied with that marriage.

And it is likely that the man you will marry lives far away from you.

Overall, the dream is good news.

Leave a Reply