Riyada tagida magaalada barakaysan ee Makka

Riyada:

Aniga kalugay oo wata minibuska shirkada aan ushaqeeyo Makka wadada xaramka agmarta wadada caadiyan jaam waaye lkn marka aan riyoonayo jaam ma ahayn niyada waxan iska lahaa wadada jaam ayay ahaan jirtay lkn hada maha waxan gacanta kuhaystay tusbax aan haystay farantiga ama counter duug ayuu ahaa wuu igadhacay wuuna Kala jabay niyada iskadhahay mid cusub gado kan wuu dhamaaday kadib waxaan raba inaa ku barkimo minibuska tunnelka xaramka parking gudaha kuyaala.

Riyada tagida magaalada barakaysan ee Makka
Riyada tagida magaalada barakaysan ee Makka

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn xagga noloshaada.

Waxaad u dhoofi doontaa meelo badan oo dunida ka mid ah.

isdoo kale waxaad la kulmi doontaa dad kala duwan.

Waxaa ku jira dadkaas rag iyo dumar oo ku dhibi doono.

Riyada noloshaada ayay ka hadlaysaa.

 

 

Riyada safarka makka halkan ka daawo

 

The dream indicates a big change in your life.

You will travel to many places in the world.

You will also meet different people.

Among these people are men and women who will bother you.

The dream speaks about your life.

Leave a Reply