Riyada daawo kaniin qofka la siinayo
Riyada:
Riyada tukaan dawada gada oo dawada lacag tahay laakin aniga bilaash laygu siiyay laba box oo magnesium ayuu ahaa 1 box waxaa ku jira 120 tablet markaa waa 2 box.

Fasirka:
Riyada daawada lagu siinayo waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto dhibka ku haysta.
Haddii ay jireen arrimo aadan xallin karin ama ciriiri hadduu ku haystay waxaad helaysaa wax fiican oo aad ku faraxdo.
Riyada daawada halkan ka daawo
A dream in which you are given medicine indicates that you will overcome your problems.
If there were issues that you could not resolve or if you were feeling overwhelmed, you will receive something good that will make you happy.
