Riyada daawo kaniin qofka la siinayo

Riyada daawo kaniin qofka la siinayo Riyada: Riyada tukaan dawada gada oo dawada lacag tahay laakin aniga bilaash laygu siiyay laba box oo magnesium ayuu ahaa 1 box waxaa ku jira 120 tablet markaa waa 2 box. Fasirka: Riyada daawada lagu siinayo waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto dhibka ku haysta. Haddii ay jireen arrimo […]
Riyada dhakhtar faraxumo naag ku sameyn rabo

Riyada dhakhtar faraxumo naag ku sameyn rabo Riyada: As waxan ku riyoday dhakhtarka ano labalansan aya tagay balancing marka ninbu aha dhakhtarku wu iyeray wa utagay qolki marki iswaresanay dhalashadi bu iwaydiyay wa ushegey inyar kadib qolki ayu laydhki damsaday anibu damcay inu faraxumeyo wa istagay wxan kudhahay dhakhtar mxa samenesa ani muslim bn ahay […]
Waxaan la xanuunsanaa tuf iyo lafo xanuun mudo sanad ah

Su’aasha: Asc wr wb walalaha aad bad ugu mahadsantihiin shaqada aad bulshada u haysaan ..waxaan mudo la xanuunsana tuf iyo lafo xanuun xalayano aad u xanuunsan sexdey salaada subax ka hor waxan riyo ku arkay qof madaxeyga fadhiya waan ku toosey wuxuu ii sheegay dhaqtar hebel ba tuf helelay oo kic wayey markas ban iri […]
Riyada ani iyo islaan ninkayga qaraabadiisa ah oo ilmo soo qaadayna

Su’aasha: Asc walaha daruuro waxan ku riyooday ani oo islaan aan aqaano oo ninkayga qaraabadiisa ah wiilyar oo qurxan kasoo qadanaya oy igu leedahay dhaqtarkii maxuu ku soo dhahay hada seed dareemaysaa ana aan leeyahay wan fiicanay wuuna isoo fasaxay waxba maqabtid buu idhay waxaayna ila ahayd in aan dhaqtar jiray oon soo caafimaday waxaana […]
Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar

Waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar Su’aasha: Asc wll wad mahadsantihin waxan ku riyodey anigo joogo dhaqtar xata aabo joogo isagu wuxu ku jirey saf nin computer WADA dul tagnayen Se anigu hablo la socdey mid waxay sidatey Waraaq marka dectorka ugee lagu lahaa wan isaso racney dectorka magaciisa ugu yedhaysey inanta kle ta warqad […]
Riyada anoo dayr wayn dhexjooga oon dhakhtar wayn ku dhexyaalo ahay

Su’aasha: Asc waadku mahadsan tihiin sida fiican dagdag badan eed noogu soo jawaabaysaan ilaahay ha idin xafido Asc waxaan ku riyooday aniga oo jooga dayr aad u wayn oo uu ku dhexyaalo cusbitaal aad wayn aadna u qurux badan guri kaloo Wayna dayrkuu dhex yaalay intaba anaa lahaa ana aan ahay dhakhtar wayn oon aad […]
Riyada qofka rugcaafimaad furanaya

Su’aasha: asc waxaan ku riyooday anoo dhakhtar wayn furtay oo dad ku Daawaynaya guri wayn oo wada quraarada oo aad loo nadiifiyay oo wada cadaana ilaa marmarka hablo ayaana masaxayay anoo aad u faraxsan anuu dhakhtar baan ahay lkn hada ma shaqeeyo mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamysaa inaad heli doonto mustaqabl wanaagsan oo la xiriira […]
