Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso

Riyada:

Waxan ku riyooday ano ilma yar xambaarsan oo sadex nin oo qorya wata oo hubaysan la dagaalamaya midkasta markaan qabto waxan odhanayay Allow igaga filaw kadib sadexdiiba waan ka guulaystay weliba waxay rabeen inay ilmaha iga qaataan oo dad layso diray bay ahaayeen ilmahana anigu ma dhalin bal ii fasir shekh

Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso
Riyada anoo ilmo xambaarsan oo sedex nin ila dagaalamayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa niman aad mustaqbalka guursan doonto.

Dhowr nin ayaa laga yaabaa inaad guursato oo waliba aad caruur u wada dhasho.

waxaa dhici karto qaarkooda inay caruurta kaa qaataan.

Riyada sidaas ayay tilmaamaysaa.

Ilaahay khayr haka dhigo. shartana hakaa ilaaliyo.

 

Riyada ilmaha halkan ka daawo

 

The dream indicates the men you will marry in the future.

You may marry several men and have children with them.

Some of them may take your children away.

The dream indicates this.

May God grant you good. And protect you from harm.

Leave a Reply