Riyada masjidka nabiga scw ee Madiina
Riyada:
Waxan ku riyooday anigoo madina jooga garab socda ama lugaynaya kaligay ahaa waxaan arkaya manaarada iyo masjidka nabiga niyada aan leeyahay nabi muxamad scw ayaa halkaas ku Aasan kadib waxan umalayna misaajidka waa buuxay salaadi maqrib ayay ahayd banaanka ayaa kusugnay kadib salaadi marki lagabaxay ayaa masjidki galay jamaacad salaada galiraba ayaa idhahay ina tuji waana tujiyay nin aan aqaano oo khuruuj wada baxnay ayaa idhahay inatuji salaada waxaan ku tujiyay rakcada 1 faatixa yo waduxa
Rakcada 2 faatixa yo kaafiruun

Fasirka:
Riyadan waa cajiib, waxay tilmaamaysaa bishaaro aad heli doonto.
Waxaad noqon doontaa qof Ilaahay ku arsaaqay iimaan iyo nolol wanaagsan.
Waxaad ka fogaan doontaa xumaan oo dhan.
Riyada masjidka nabiga scw halkan ka daawo
This dream is wonderful, it indicates good news that you will receive.
You will become a person who God has blessed with faith and a good life.
You will stay away from all evil.
