Riyada gaaska cuntada lagu kariyo oo gubanayo

Riyada gaaska cuntada lagu kariyo oo gubanayo Riyada: Asc sheikh waxan ku riyoday guri aan anaga joogno in gaaska cuntada lagu kariyo gubanayo lkn aan anigaba kaso xiray gaaska gadaal oo aan uwacayo walalkey ween aan dhahayo gaaaska ana gadal kaso xiray kala fur gaasla iyo cookerka cuntada lagu kariyo teda kle sheikh wa mrki […]
Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo

Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo Riyada: Waxan kuriyooday dagaal labo kooxod ah kooxda aan ka tirsanaa ayaa laga badiyay aniga iyo walashay iyo walalkay iga yar ayaa waxaanu iska dhigaynay qaar dhintay oo dhulka ayaan wada seex seexanay waan isku dhaween midka yar ayaa dhexda noogu jiray kadib kooxdii naga badisay ee na laayay […]
Riyada wiil yar gacanta ka gubanaya

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey wiil yar oo gacanta ka gubanaya olol ka baxayo kadib wiil an garanyo inta uu sibada surwaalkiisa furey ku kaadinaya si uu ugu bakhtiiyo maxay noqon karta mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay ka digaysaa arrimo aan fiicnayn inaad la kulmi doonto oo qaab daran waxaa laga yaabaa inaad la kulanto […]
Waxaan Ku riyooday geed gubanaayo iyo anoo duulayo

Su’aasha: Waxaan Ku riyooday aniga oo biibaayo kadibna waxan arkay geed gubanaayo xaafad kundxyaal geedkaas ilma ayaa ag joogay wan imid meshi waxan Ku iri caruuti maad dabkan damisan kadibna waxan bilaabay inaan biyo ku shubo khaybtii uu geedka Ka gubanaayay. Jawaabta: Riyada geed gubanayo waxay tilmaamaysaa fursad inay lumi doonto ama in mashruuc lagu […]
Riyada guriga oo dab ka kacayo

Su’aasha: SCW qofkii ku riyoodo asoo gurigooda dab ka kacay dabkaas oo aad u weyn wax badan hallaynaya maxaa lagu fasiri karaa riyadaas mahadsanidiin? Jawaabta: Riyada gubashada guriga iyo dabka ka kacayo waxaa lagu fasiraa dhowr tafsiir, guud ahaan gubashada waxay tilmaamaysaa fidno oo uu la kulmi doono qofka riyada arkay, waxaa kaloo lagu fasiri […]
Gabar ku riyootay iyadoo gubaysa wiil eeyna ku diraysa

Su’aasha: ASC DURDUR MELWALBO OO AAD JOOGTAAN WAAN IDIIN SALAMAY /GABAR AYAA WEXEE IGU DHAHDAY WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO KU GUBAYA ADIGOO QOLKAAGA KUJIRTA WAADNA DHIMAN WEYSAY KADIB EEY AYAA KUUGU DIRAY EEGAASNA WUU KU CUNAYAA ANIGA MARKAAS AYAA QEEYLINAYAA AYEE IGU TIRI WAXAAN DHAHAA ILLAAHOOW RIYO KA DHIG ADIGUNA EEYGIIBAA KU DILAY AYADEEY AYAA […]
