Riyada gaaska cuntada lagu kariyo oo gubanayo

Riyada:

Asc sheikh waxan ku riyoday guri aan anaga joogno in gaaska cuntada lagu kariyo gubanayo lkn aan anigaba kaso xiray gaaska gadaal oo aan uwacayo walalkey ween aan dhahayo gaaaska ana gadal kaso xiray kala fur gaasla iyo cookerka cuntada lagu kariyo teda kle sheikh wa mrki 3xad aan arko riyo dab ku sabsan

Riyada gaaska cuntada lagu kariyo oo gubanayo
Riyada gaaska cuntada lagu kariyo oo gubanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa colaad iyo dagaal ka dhici doono guriga.

waxaa laga yaabaa qof halkaas joogo inuu dadka isku diro oo marka meesha xaasidnimo iyo nacayb ay ka dhacaan.

Marka riyada waa digniin lagaaga digayo in arrimahaas aad ku dhacdo.

Waxayna u eg tahay inaad ka badbaadayso hadday dhacaan arrimahaas.

 

Riyada dabka guriga ka kacayo halkan ka daawo

 

The dream indicates that there will be conflict and war in the house.

Someone there may be causing people to fight and jealousy and hatred will arise.

So the dream is a warning to you that you will fall into these things.

It seems that you will be saved if these things happen.

Leave a Reply