Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa Riyada: Walaalayaal qofka caano ku riyoodo isagoo cabbayo maxaa lagu fasiraa Fasirka: Riyada caanaha guud ahaan waa khayr iyo bishaaro. qofkii ku riyoodo isagoo caano cabbaya, hadduu yahay qof safar u socdo guul ayuu kala kulmaa, hadduu yahay qof arday hormar ayuu gaaraa, haddii ay tahay naag uur leh […]

