Categories
News Sawirada

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro

Hodan Nalaaye taariikh nololeedkeeda sawiro Hodan Nalayeh waa gabar soomaaliyeed, waxay ku dhalatay gobalka Laasacaanood Soomaali sanadka 1976, waxay kusoo barbaartay qoys ka kooban afar wiil iyo toddobo gabdhood. marka ay jirtay 8 sano waxay ahayd 1984 waxay usoo guureen dalk Canada waxayna degeen Edmonton, Alberta intaysan usoo wareegsanin Toronto sanadka 1992. Hodan waxay gashay […]

Categories
News Sawirada

Ruushka oo Soomaali safaarad ka furtay sawiro

Warar soo dhacay ayaa sheegaya dowladda Ruusha oo safaarad ka furatay magaalada Muqdisho. Danjiraha Ruushka oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Vladimir Putin ayaa hoosta ka xarriiqay in uu dadaal badan gelin doono xoojinta xiriirka labada dal, isaga oo dowladda iyo shacabka uga mahadceliyey soo dhaweynta wanaagsan. Danjiraha […]

Categories
News Sawirada

Xulka Sawirada dadka ka qalinjabiyay jaamacadaha

Xulka Sawirada dadka ka qalinjabiyay jaamacadaha Soomaali dadka joogo waxay aad ugu dadaalayaan waxbarashada, dagaalada dib ayay u dhigeen dalka, laakin hadda waxaad mooddaa dadka inay hurdada kasoo kaceen. jaamacado badan ayaa laga furay soomaali gaar ahaan magaalada muqdisho, wiilal iyo gabdho maanta waxay ku tartamayaan aqoon iyo waxbarasho tayo leh. sanad kaste jaamacadaha dalka […]

Categories
News

Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay

Ninkeeda ayay xaniinyaha ka jartay Dhacdo lagaga argagaxay ayaa ka dhacday dalka Uganda, haweeney 35 jir ayaa ninkeeda 46 jir  ah ka jartay xaniinyaha. Waxaa la sheegay naagta waxay ahayd naag khamriga aad u cabto marka ninkeeda wuxuu ku ciqaabayay inuusan u galmoonin, gogosha ayuu uga tagay. Maalin asoo ka yimid beertiisa ayuu iska hurday, […]

Categories
News

Wasiirka Howlaha guud iyo dhaqanka Soomaaliyeed

Wasiirka Howlaha guud iyo dhaqanka Soomaaliyeed Ing Saalax Sheekh oo ahaa wasiirka howlaha guud ayaa asaasay xisbi lagu magacaabo xisbiga Tiir. Ing. Saalax wuxuu ka mid yahay dadka daacadka u ah dalka Soomaaliyeed. waxaa la sheegay inuu si fiican u hormariyay wasaaradda Howlaha guud intuu wasiirka ka ahaa. waa yar yahay qof masuul soomaali ah […]

Categories
News Sawirada

Khayre oo caano geel lisaya sawirro

Khayre oo caano geel lisaya sawirro RW Xasan Cali Khayre oo geel lisay markaas caanaha geela cabbay. Goobtana waxay ahayd Galmudug meeshana waxaa joogay dad ka tirsan madaxda Gobolka Galmudug. Soomaali waxay leedahay dhaqan u gaar ah  waxayna ka mid yihiin dadka xoolaha dhaqda siiba geela aad baa loogu qiimeeyaa meelahaas. RW Khayre gacantiisa ayuu […]

Categories
News Sawirada

Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro

Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro Qatar Airways  si weyn ayaa loogu soo dhoweeyay magaalada  Muqdisho. waa markii ugu horreysay ay ka bilowdo duulimaad dalka soomaali . Waxay cagaha soo dhigatay garoonka caalamiga ah ee adan adde. Qatar waxay ka mid tahay diyaaraha ugu adeegga fiican dunida uguna qiima jaban. Qiimaha tikidka Qatar […]