Categories
News Sawirada

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019 Dowladda Federaalka Soomaali ayaa qabatay xaflad lagu xusayo kowda luulyo. waxaa ka soo qaybgalay madax badan iyo ciidanka iyo shacabka. sawirada ayaad ka dareemaysaa sida loogu dabaaldagay xafladda kowda Luulyo. Md. Farmaajo iyo duqa magaalada Muqdisho Ing. Yariisow ayaa xafladda ka muuqday iyo dad badan oo jagooyin sare haya. […]

Categories
News Sawirada

Qatar Airways oo Muqdisho shaqo ka bilowday

Shirkadda Diyaaradda ay leedahya dowladda Qatar ayaa maanta shaqo ka bilowday Garoonka caalamiga Adan Adde ee magaalada Muqdisho. Taasoo dad badan ay ku farxeen inay soo bataan diyaaradaha caalamka laga leeyahay. Xiriirka dowladda soomaaliya iyo midka dowladda Qatar oo aan ku saamoobin go’doonka la geliyay dalka Qatar oo ay galiyeen Sacuudiga iyo Imaaraadka. soomaali oo  […]

Categories
News Sawirada

Abdi Sharif Liverpool 5 sano contract la galay

Abdi Sharif Liverpool 5 sano contract la galay wuxuu ku biiray kooxda liverpool ee dalka UK. Cabdi Shariif wuxuu saxiixay 5 sano contract ah oo uu ugu cayaarayo kooxda Liverpool. Sida uu ku sheegay boggiisa Facebook waa qof soomaalinimada ay la weyn tahay oo jecel dalkiisa iyo dadkiisa . Cabdi Shariif waa qofka soomaali ugu […]

Categories
News Sawirada

Sawirada warshadda macmacaanka Somaliland

Sawirada warshadda macmacaanka Somaliland Sawiro ayaa lagu baahiyay  baraha bulshada oo la sheegay inay yihiin kuwa laga qaaday warshad ku taallo waqooyiga soomaali Somaliland. waxaa ka muuqda warshadda inay soo saarto nacnaca ama macmacaanka caruurta jecel yihiin. arrintaas oo tilmaamayso sopmaliland inay horay usii socoto   Photos have been shared on social media claiming to […]

Categories
News

Jiniga Musqusha sidee laysaga ilaaliyaa

Jiniga Musqusha sidee laysaga ilaaliyaa Musqusha waa meel dugaal u ah shayaadiinta. shaydaanka wuxuu aad u jecel yahay musqusha, marka qofka waxaa laga rabaa inuusan ku daahin musqusho daruuro la’aan. sidoo kale waa in lagu dadaalaa nadaafadda muqusha. waana in lasoo xiraa albaabka muqusha mar kaste. sidoo kale qofka waa inuusan ku hadlin musqusha dhexdeeda […]

Categories
News

RW Khayre oo Cadaado wax yaab leh kula kulmay

RW Khayre oo Cadaado wax yaab leh kula kulmay Soomaali waa dad hal abuur leh waxaa laga helaa dad badan oo wax soo saari kara. soomaalida haddii ay waa hore midoobi laahaayeen maanta waxay sameyn lahaayeen hubkooda iyo daawadooda iyo gawaaridooda. tusaale ahaan marka aan soo qaado kacdoonka Iran ee dhacay 1979 wuxuu ka dhigay […]

Categories
News

Gabar Soomaaliyeed duulinaysa diyaarad Muuqaal Video

Gabar soomaaliyeed oo duulinaysa diyaarad ayaa baraha bulshada ku faaftay. Ahmed Moallim Fiqi   barta Facebook ayuu video soo dhigay wuxuuna ku  qoray hadalkan:   Captain Yaasmin waa gabar Soomaaliyeed oo aan shalay diyaarad ay pilot ka tahay aan ka soo raacnay Mogadishu oo u socotay magaalooyinka Jowhar, Cabuudwaaq iyo Gaalkacyo. Waxay intii aan saarnayn […]