Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro

Qatar Airways si weyn ayaa loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
waa markii ugu horreysay ay ka bilowdo duulimaad dalka soomaali .
Waxay cagaha soo dhigatay garoonka caalamiga ah ee adan adde.
Qatar waxay ka mid tahay diyaaraha ugu adeegga fiican dunida uguna qiima jaban.
Qiimaha tikidka Qatar aad buu uga jaban yahay diyaaradaha badankooda la midka ah xagga aeegga.
Qatar Airways has been given a grand welcome in Mogadishu.
This is the first time it has started flying to Somalia.
It landed at Aden Adde International Airport.
Qatar is one of the world’s best and most affordable airlines.
Qatar’s ticket prices are much cheaper than most other airlines of similar size.
