Categories
News

War deg deg Ing Yariisow ku saabsan iyo qaraxa

Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho uu nool yahay islamarkaana uusoo gaaray dhaawac fudud hadana ay dhaqaatiirta dabiibiyaan. Sidoo kale Guddoomiye Tuulah waxa uu […]

Categories
News

Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto

Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto Wuxuu dhashay 19 Juun 1964 wuxuuna ku dhashay magaalada NewYork marka wuxuu haystaa baasaboor maraykan iyo mid UK awoowihiisa weyn waxaa la dhihi jiray Cali Kamaal Bek wuxuu ahaa Turki muslin ah. wuxuu ka mid yahay Boris Johnson dadka aad u neceb islaamka waa qof Trump […]

Categories
News Sawirada

Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho

Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho Warar ayaa sheegaya in la bilaabay dhismaha waddada u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. waxaa la sheegay inay Qatar dhiseyso jidkaaas. Sida la og yahay ilaa iyo hadda soomaali kama soo kicin kufiddii ay kuftay. mana rabaan soomaalida inay kasoo kacaan dhulka. tolow lacagtan lagu dhisayo wax miyaa laga […]

Categories
News

Video muujinaya kumaandoos Iran markab Ingiriis qabsanaya

Sida la og yahay Ingiriiska wuxuu qabsaday maalmo kahor marka ay leedahay Iran oo shidaal u waday dalka Suuriya. Iran iyaduna isla markii ayay ka aarsatay Ingiriiska waxay qabsatay marka ay leedahay UK. video muujinaya kumaandooska iiraan oo ku deganaya marka asoo adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u duula. daawo muuqaalka Iranian air landing on a British […]

Categories
News Sawirada

Hodan Naaleeye maxaa lagu xusuustaa

Hodan Naleye oo si fudud ugu dhex faaftay bulshada Soomaaliyeed waxay dhexgashay dadka oo dhan. madaxda iyo dad weynaha waxaad ka garan kartaa sawirada ay ka qaadeysay dadka ay la kulmayso. sawirada Hodon Naleye ayaa astaan u ah qaabka ay soomaalida u dhexgashay iyadoo aan si fiican u garanaynin afka soomaaliga iyadoo kusoo barbaartay bulsho […]

Categories
News Sawirada

Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero

Farmaajo iyo Xasan Sheekh dadka kala taageero Farmaajo marka la dooranayay soomaalida meel kastoo ay joogaan aad bay ugu farxeen. waxay u arkeen inuu yahay kii soomaaliya u noqon lahaa halyey dalkiisa ka saaraya wixii dhib ah ka jiray. Xasan Sheekh dadka way nacaeen markaas baraha bulshada oo dhan weerar ayay ku hayeen Xasan Sheekh. […]

Categories
News Sawirada

Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro

Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday sawiro Koobka qaramada Africa 2019 oo lagu qabtay magaalada Qaahira dalka Masar ayaa ku guuleysatay Algeria, waxay ka badisay dalka Senegal. Kooxda Algeria oo hal mar wada sujuuday. Cayaarta waxay ka dhacday dalka Masar. Dowladaha carabta siiba dalka Masar kuwa ka cayaaro waxay dadka u jideeyeen marka gool […]