Sida la og yahay Ingiriiska wuxuu qabsaday maalmo kahor marka ay leedahay Iran oo shidaal u waday dalka Suuriya.

Iran iyaduna isla markii ayay ka aarsatay Ingiriiska waxay qabsatay marka ay leedahay UK.
video muujinaya kumaandooska iiraan oo ku deganaya marka asoo adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u duula.
daawo muuqaalka
Iranian air landing on a British ship in the Strait of Hormuz
As is known, the UK seized a few days ago an Iranian oil tanker carrying oil to Syria.
Iran immediately retaliated against the UK by seizing a UK tanker.
video showing Iranian commandos landing in a tanker using helicopters.
watch the video
