Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto
Wuxuu dhashay 19 Juun 1964
wuxuuna ku dhashay magaalada NewYork
marka wuxuu haystaa baasaboor maraykan iyo mid UK
awoowihiisa weyn waxaa la dhihi jiray Cali Kamaal Bek wuxuu ahaa Turki muslin ah.

wuxuu ka mid yahay Boris Johnson dadka aad u neceb islaamka
waa qof Trump oo kale ah xagga siyaadda

Boris Johnson is the new UK Prime Minister with US citizenship
He was born on 19 June 1964
and was born in New York
so he holds both US and UK passports
His great grandfather was Ali Kamal Bek who was a Muslim Turk
He is one of Boris Johnson’s most hated people
He is a Trump-like person in politics
