Boris Johnson oo walaalkiisa jago u magacaabay

Boris Johnson oo walaalkiisa jago u magacaabay Boris Johnson marka loo doortay jgada RW dalka UK saacado yar markay kasoo wareegteen wuxuu ka dhigay walaalkiisa Joe Johnson wasiir dolaha wasaaradda dhaqaalaha iyo tamarta istaraatiijiyada farsamada, sidoo kale wuxuu noqon doonaa wasiir dowlaha waxbarashada. dad badan ayaa arrintaas dhaleeceeyay oo yiri ninkan qoyskiisa miyaa iska leh […]
Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto

Boris Johnson RW cusub UK oo dhalasho maraykan haysto Wuxuu dhashay 19 Juun 1964 wuxuuna ku dhashay magaalada NewYork marka wuxuu haystaa baasaboor maraykan iyo mid UK awoowihiisa weyn waxaa la dhihi jiray Cali Kamaal Bek wuxuu ahaa Turki muslin ah. wuxuu ka mid yahay Boris Johnson dadka aad u neceb islaamka waa qof Trump […]
