Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho

Warar ayaa sheegaya in la bilaabay dhismaha waddada u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.
waxaa la sheegay inay Qatar dhiseyso jidkaaas.

Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho
Dhismaha waddada Afgooye iyo Muqdisho

Sida la og yahay ilaa iyo hadda soomaali kama soo kicin kufiddii ay kuftay.
mana rabaan soomaalida inay kasoo kacaan dhulka.
tolow lacagtan lagu dhisayo wax miyaa laga sii xadaa.
illeen dad badan ayaa jira siyaasadda usoo galay ganacsi iyo xatooyo.

 

 

Reports say that the construction of the road between Mogadishu and Afgooye district has begun.
As is known, Somalis have not yet recovered from the collapse they suffered.
and they do not want Somalis to recover from the disaster.
I wonder if the money used to build this road will be stolen.
because many people have entered politics for business and theft.

Leave a Reply